Xarunta Taageerada
Haddii aad dhibaato kala kulanto dalab, lacag-bixin, Player ID/UID, gelitaanka akoonka ama adeeg kale oo MuqPro ah, halkan ka bilow.
Markaad nala soo xiriirayso
Si arrinta si dhaqso ah loo baaro, diyaari Order ID haddii uu jiro, lambarka telefoonka ama email-ka akoonka, magaca adeegga, iyo sharaxaad kooban oo waxa dhacay ah. Ha soo dirin OTP, password, PIN, API key ama xog sir ah.
Arrimaha aan kaa caawin karno
- Dalab pending, failed ama aan wali la helin.
- Lacag laga jaray laakiin order-ku uusan si sax ah u bilaaban.
- Player ID/UID ama player-name verification.
- Duplicate order ama duplicate payment.
- Refund request iyo order investigation.
- Login, email/phone verification iyo account access.
WhatsApp Support: Fur Taageerada WhatsApp
Fadlan ogow in dalabyada dijitaalka ah qaarkood ay ku xiran yihiin provider dibadda ah. Haddii baaritaan provider loo baahdo, MuqPro wuxuu ku siinayaa xogta xaaladda marka la xaqiijiyo.

